Madaxweyne caan ah oo Isbitaalka ku booqday bukaano la ildaran Coronavirus (Sawirro)

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa qaaday talaabo geesimo leh ka dib markii uu booqday bukaano ildaran cudurka Coronavirus oo ku jira isbitaal ku yaalla dalkaas. Putin ayaa ka hor inta uusan booqan isbitaalka waxaa loo xiray lebiska iyo qalabka loogu talo galay in looga gaashaanto viruska Corona, kaasoo loogu talo galay iney xirtaan dhaqaatiirta iyo … Continue reading Madaxweyne caan ah oo Isbitaalka ku booqday bukaano la ildaran Coronavirus (Sawirro)